Hadad Ka Qayb Galaysid Challenge-ga Illustrator-ka Oo Wali Aad Heli Wax Aad Ku Salaysid Project-gaga Ama Lagaa Hor Qaatay Waxan Halkan Kugusoo Gudbinaya 30 Waxyaabood Oo Laga Samayn Karo Full Branding Isku Day Inad Mid Ka Xulatid Intaan Lagaa Hor Qaadan Xogtaadana U Gudbi Macalinka Sida:
Magaca Shirkada Ubixin Lahyd
Halku Dhiga (Kan Qasab Maaha)
2-da Far & Midab Aad Ku Salayn Doonto Branding-ka.
Maalin Dhawayd Ayan Fikrad Raadiyay Markii Qaar Badan Igusoo Dhici Waayeen Ayaan Magaalada Aaday Isha Ayaana Si Fcn Usoo Mariyay Waxa Ganacsi Ee Ku Yaala Suuqa & Magaalada Dhexdeeda Fikrado Badan Oo Midaan Qaadan Laha Garan Waayay Ayaa Igusoo Dhacay Marka Maskaxda Si Ay Ushaqayso Xogaha Fikir Adigoo Indho Indheynaya Magaalada & Goobaha Ganacsiga Sidoo Kle Internet-kana Ha Hilmaamin 30 Fikradood Ayaan Halkan Ku Tixi Doona Haku Koobnan Ee Bar Bilaw Hakuu Noqoto Mida Ku Qancisana Waa Qaadan Kartaa Hadaan La Qaadanin Wali:
1- Shirkada Koronto; Tusaale: (Guul Electric Company)
Intaas 30-kii Aan Kugu Tala Galay Ayaa Ku Dhan Waxad Kusii Darsan Kartaa Wixii Intaas Kaaga Soo Baxa Iyo In Kaleba.
Qaar La Qaatay Ayaa Jira Oo Ana Halkan Ka Reebay Intan Waxay Ila Tahag Badankooda Lama Qaadan Macalinka Waydii Hadii Mid Ku Qanciy In La Qaatay & Inkale Kadib Midkale Ka Xulo Ama Maskaxda Ka Shaqaysii oo Wax Badan Ka Baar Magaalada & Internet-kaba.
Meel Dhigo Xogtan Si Challenge-yada Soo Socda Inshallah Uheshid Xog Diyaarsan.